Uurka waxaa looga hortagi karaa wadooyin badan oo kala duwan oo ay ku jiraan kondhom isticmaalida, kaniini qaadashada, iyo qaababka ka hortaga kale ee dheer. Dadka qaarkood ee labeebka, ka fakarida wax ku saabsan uurka wuxuu na xasuusin karaa jirkeena oo qaababka aan marwalba raaxo aheyn, laakin waa muhiim inaad la socotid dooqyada laguu heli karo haddii ay jirto suurtogalnimada inaad uur yeelan kartid.
Qaadashada baaritaanka uurka, qaadashada ku saabsan uurka ee lamaanaha, ama bilaabida xakameynta dhalmada waxay ku adkaan kartaa sababo badan. Laakin sameynta sidaas waxay kugu caawin kartaa maamulida caafimaadka galmadaada.
Haddii aad qaadaneysid hoormoon, ee ku tiirsan xoojinta galmada ama hoormanka dumarka oo xakameynta dhalamada wax ku ool ma ahan. Haddii aad ka walaacsantahay in xakameynta dhalmada waxay faragelineysaa daaweyntaada hoormanka, ka fiiri liiska Planned Parenthood oo ay ku jiraan dooqyada aan hoormoonka laheyn. Markii shaki ku galo, la hadal dhaqtarka daryeelka caafimaad oo kugu caawin karo inuu kugu jaheeyo dooqa sida wanaagsan kugu shaqeeyo.
Wixii tallooyin kale ee ku dhaqmida galmo badbaado ah, ka fiiri Galmo Badbaado ah oo Dadka Labeebka. (Ciwaanka Warbixinta oo Af-Soomaali ah)
Was this article helpful?
11 out of 13 found this helpful
Have more questions? Submit a request