Qofka lama ogaan karo haddii ay qabaan HIV oo si joogta ah u qaadaan daawooyinkooda marka fayruska wuxuu ku xakameeyaa jirkooda. Xaqiiqdii, aad ayay u xakameysantahay in baaritaanadaas aysan xittaa ogaan karin fayruska ee muunada dhiigooda.
Sayniska waxay xaqiijiyeen in markii qofka la noolyahay HIV lama ogaan karo,ma ahan kuwa caafimaadan kaliya, sidoo kale uma gudbin karaan HIV qof kale. Ama, Lama ogaan karo = Ma gudbi karo (U=U).
Qofka lama ogaan karo haddiiba ay u qaadanayaan daawooyinkooda sida loogu qoray.
Ahaanshaha inaan la ogaan karin micnaheeda ma ahan inuu qofka ka bogsooday HIV, laakin waa dooqa wax ku oolka ah ee ka hortagag HIV.
Dadka qaar ee la nool HIV ma lahan rararka fayruska aan la ogaan karin. Waxay sidoo kale ka hortagi karaan gudbinta iyada oo la isticmaalayo kondhomyo lamaanahooda, ama lamaanahooda isticmaalayo PrEP.
Ka fiiri TheBody ama www.UequalsU.org wixii warbixin dheeraad ah. (Ciwaanka Warbixinta oo Af-Soomaali ah)
Was this article helpful?
6 out of 8 found this helpful
Have more questions? Submit a request