Sayniska waxay xaqiijiyeen in markii qofka la noolyahay HIV lama ogaan karo,ma ahan kuwa caafimaadan kaliya. Sidoo kale uma gudbin karaan HIV qof kale. Ama, Lama ogaan karo = Ma gudbi karo (U=U).
Tani waa hormarka dhulka ee taariiqda HIV. Waxay la micna tahay in dadka qabo HIV ee aan la ogaan karin aysan wax cabsi ah ka qabin u gudbinta fayruska lamaanayaasha galmada. Dadka la nool HIV waxay ka qeyb yihiin xalinta lagu soo afjarayo HIV iyaga oo qaadanayo daawada ay qaataan maalin walba si ay u caafimaad ahaadaan.
Ka fiiri UequalsU.org iyo Dhisida Bulshooyinka Onleenka Caafimaadan wixii warbixin dheeraad ah. (Ciwaanka Warbixinta oo Af-Soomaali ah)